Al-ikhwah Online

no-whatsapp-image

Description / Rules

bushaaro bushaaro
dhamaan umada islaamka ah waxaa loogu bushaaraynayaa meel kastay oo aay daafaha dunida ka joogaan in uu Markizul-Ikhwah Online uu idiin furay Qaadashada ardayda cusub ee sannad dugsiyeedka 2021–2022 ee barashada quraanka kareemka ah iyo culuumtiisa kala duwan
Maadooyinka uu dugsigu bixiyo waxaa ka mid ah
1 Qu’ranka
2 higaadda Akhris & qoraalba
3 caqiidada
4 Siirada rasuulka
5 Tajwiidka
Isdiwaan galintu waxa ay bilaabmi donta hadii alle idmo 10/05/2022
Ardayda la qaadanayaana aadbay u koobnaan doonan
Dhammaan walaalaha jecel barashada quraanka kareemka ah inta nala soo xidhiidhay iyo inta kaleba haka faaidaystaan
?
Kala xidhiidh halkan maamulka markazka Al-ikhwah Online
↕️
https://wa.me/message/YMX3QSPFTWCMA1
☝️
⚘قسم الإدارة
اتصل مشرف العام في المركز الإخوةOnline ?

Previous articleIslami Jamiat Talba Rawalpindi
Next articleZAIN x TiTOON ACCOUNT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here